Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka  Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka.

Kulanka Ajendaha ayaa ahaa qeybinta akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, iyo qeybinta akhrinta saddexaad ee hindise sharciyeedyada kala ah.

Hindise Sharciyeedka Abuurka iyo Noocyada Ayniga Dhir Beereedka, Hindise Sharciyeedka Badbaadada Dhir-beereedka iyo Takoorka iyo Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Sheekh Aadan Madoowe ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan Golaha ay guddoonka u soo gudbiyeen soo jeedin ama mooshin ku saabsan ku daris ajende oo ah, in ajendaha kulanka ee maanta lagu daro Hindise Sharciyeedka Hayโ€™adda Adeega Baaritaanadda Beeraha ee SARIS waxaana mooshinkan Golaha u faahfaahiyay Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir (Caanoy) oo ka mid ahaa Xildhibaanadda mooshinka saxiixay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in kulanka maanta uu ahaa keliya qeybin isla markaana akhrinta iyo doodda hindise sharciyeedyadana ay billaaban doonaan kulanka xiga ee dhici doona maalinta Arbacada ah.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed