Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keensato hub si ay isugu difaacdo cadowgeeda. Si kastaba ha ahaatee, wasiirku ma caddayn in Puntland ay ka heshay hub ka yimid Itoobiya.

Wasiir Dirir ayaa tilmaamay Puntland in aysan helin taageero milatari oo kaga timaadda dowladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Puntland keligood ay la dagaalameyso kooxo cadow ah oo ku xeeran.

Dhinaca kale, wasiirka warfaafinta ayaa ka hadlay hubka dowladda Soomaaliya ugasoo dagay Muqdisho. Waxa uu sheegay in aysan kasoo horjeedin in Soomaaliya  ay hesho hubso, balse wuxuu sheegay inay ka digayaan in hubkaas uu gacanta u galo qabaaโ€™ilada Soomaaliyeed oo isku layn kara.

Maalmo kahor ayay ahayd markii labo waaraad oo siday hub ay si nabad ku yimaadeen magaalada Gaalkacyo, sida ay HOL u xaqoojiyeen llo wareed dhinaca amniga ah oo diiday in magacooda la xuso.

Hubkaan ayaa Puntland uga yimid dhinaca Ethiopia, wuxuuna ka badbaaday markii ciidamo maleshiyo beeleed ah ay isku dayeen inay jidka u galaan hubkaas. Ciidamo Puntland ah oo ka tagay gobolka Mudug ayaa si ammaan ah kusoo galbiyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaaraysay hubkan, waxayna Ethiopia ku eedeysay inay ka shaqeynayso xasilooni darrada Soomaaliya, islamarkaasna ay hub isugu dhiibayso dadka Soomaaliyeed.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed