Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Diyaarada Daallo oo Bosaso saaka ka soo dagtay

Diyaaradaha Daalo Airline oo ka soo kicintay dalka isutaga imaaraadka carabta kuna socota Mogdishi iyo Nairobi ayaa saaka ka soo dagtay dhow ka soo degtay garoonka diyaaradaha Boosaaso oo ay shalay ka baaqatay safar ay kaga iman lahayd muqdisho kuna sii aadi lahayd dubia sabab aan weli faahfaahin buuxda laga bixin balse jiraan. Eedeymo hawada loo mariyay DF.

Wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland oo xalay war soo saartay ku sheegtay in garoonka Boosaaso uu amni yahay uuna furan yahay.

Shalay waxaa sidoo kale baaqday duulimaadka ethiopian airline ee ka yimid addisababa soona maray garoowe kaas oo aan iman boosaaso weli xog badan lagama hayo in duulimaadkaas uu iman doono Boosaaso iyo inkale

Dhawaan aya garoonka diyaaradaha waxaa digniin dul dhigay Hayโ€™adda PSF oo sheegtay in garoonka isticmaalkisa loo diiday taas badelkeedana ay qaadi doonan talaabo ka dhan ah garoonka waxayna digniin u direen diyaaradaha iyo dadka u dhow aga gaarka garoonka taas oo ka dhigan in hadii isku dhac ciidan uu garoonka ka dhaco ay khatar ka soo gaari karto diyaaradaha iyo dadkaba.

Degitaanka diyaarada daalo ee maanta timid ayaan ka dhigneyn in weli xal rasmi ah laga gaaray xaalada isticmaalka garoonka oo PSF ku doodeyso in xitaa dhaawacyada ciidankooda iyo saraakiisha sare loo diiday.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed