Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Laftagareen: “Qabiil qabiil midnimo u haya ma jiro….”

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya.

Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed.

“Hadii ay Soomaalinimo jirto reer Koonfur-galbeed ayey ka bilaabataa, Muqdisho waxa kasoo yeeray waa wax ceeb ku ah midnimada” ayuu yiri madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.

Wuxuu sidoo kale madaxweyne Laftagareen amaan iyo boggaadin u jeediyay Xildhibaanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee la dareenka noqday dadka ay matalaan ee diiday in la geeyo deegaanada maamulkaas ciidanka Masar, islamarkaana dalbaday in Itoobiya aanan laga saarin deegaanadooda.

“25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-SYL, waxaan la dareenahay rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed, Xasaanada waxay ku matalaan dadkooda Koonfur Galbeed ee qabiil kale kama qaadi karo kumana matalaan, dalku waa fedaraal” ayuu yiri madaxweyne Laftagareen.

Ugu dambeyntii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay shacabka reer Koonfur Galbeed dal iyo dibadba iney midoobaan wax walba oo caqabad ku ah midnimadooda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed