Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Gudoomiye Aadan Madoobe ” Waa la xaliyay buuqii golaha ee Maalmahan”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Shirguddoomiyay kulanka Golahaas ayaa sheegay in lasoo afjaray is faham darradii Xildhibaannada ka dhex jirtay.

Aadan Madoobe ayaa sheegay in baaqashadii labada Kulan ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay xal u ahayd arrintaan oo ugu dambeyn lasoo afjaray isla markaana haatan aanay jirin wax khilaaf ah.

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo cid weliba oo kaalin ka geysatay howshaan ayuu ugu mahadceliyay, wixii hadda ka dambeeya ayuu tilmaamay in lasii gudagalayo shaqooyinka u yaalla Baarlamaanka 11aad JFS.

“Xildhibaannada haddii aan si kooban xog u siiyo, labo maalmood ayaa fadhi naga baaqday, Xildhibaannada waan ka raalligelinaynaa, arrintaas waxaa loola jeeday xoogaa yar buuq soo baxay, inta aan la fadhiisan arrintaan in la xaliyo oo fadhiga la baajiyo Ayaan is dhahnay, alle mahadi ilaahay waa nagu guuleeyay, arrintaas way soo dhammaatay” Ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS Sheekh Aadan Madoobe.

Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla qodobo dhowr ah oo qaarkood doodda la xiriirta ay guda galeen halka kuwa kale dhowaan ay billaabayan sida uu sheegay Guddoonkooda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed