Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Culimada Soomaliyeed oo baaq ka soo saaray fargalinta Itoobiya

Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada Itoobiya.

Shir maal mahaan u socday culimada  ayay ka soo saareen warmurtiyeed la xariira damac gurracan ee itoobiya,iyagoo shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca diinta iyo dalka,waxana qodobada ay soo saareen kamid ah.

1)-Culimada Soomaaliyeed waxa ay adkeeynyaan midnimada ummadda soomaaliyeed.

2)-Culimada waxa ay bulshada qeybaheeda kala duwan ugu baqeen in ay u midoobaan difaaca dalka kana fogaadaan wax walba oo kala fageyn karo midnimada iyo wadijraka ummadda Soomaaliyeed.

3)-waxa ay culimada ka digeen sidoo kale dadka ku hoowlan Kicnta iyo
iska horkeenka bulshada ee faafinayo hadalada aan saxda ahaayn ee lagu marin habaabinayo shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii culimada soomaaliyeed ayaa  dhammaan shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan si

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed