Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Khasaare ka dhashay dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taala Garowe

Khasaare baโ€™an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda Puntland. Muuqaallo maanta laga soo duubay goobta ayaa muujinaya gaadiid iyo dhismayaal badan oo ku basbeelay dabka.

Dabka ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii gaari ku jiray geerish ku yaalla meel u dhow kaalinta shidaalka uu dab ka kacay. Dabka ayaa ku fiday kaalinta shidaalka iyo dhismayaal kale oo ku dhowaa goobta ay dabku ka bilowday.

Gaadiidkii ku jiray geerishka ayaa si buuxda u gubtay, iyadoo geerishku uu ahaa meel baabuurta lagu xareeyo. Gaariga uu dabka ka kacay ayaa ahaa booyad shidaal siday oo dhextaalay geerishka.

Sida laga soo xigtay ilo ku dhow goobta, sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dabkaan lama xaqiijin illaa iyo hadda. Hayโ€™adaha amniga ee Puntland ayaa si firfircoon u wadda baaritaan ku aaddan sababta dabka dhalisay. Hal qof oo ahaa ilaalada geerishka ayuu soo gaaray dhaawac fudud.

Dabkaan ayaa kusoo beegmay xilli dhawaan maamulka degmada Garowe uu mamnuucay kaalimaha shidaalka ee laga sameynayo meelaha saxmadda badan, taasoo ka mid ahayd tallaabooyin looga hortagayo khataraha noocan oo kale ah.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed