Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay Garowe

Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay dhimashada hooyo iyo wiil ay dhashay, waxaana ku dhaawacmay labo qof oo kale.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari Market ah iyo Mooto Bajaaj. Shilka ayaa sababay in gabi ahaanba ay burburto Mootada Bajaajta oo ay la socdeen Hooyada iyo wiilkeeda.

Ciidamada Taraafikada Puntland oo goobta soo gaaray wax yar ka dib markuu shilku dhacay ayaa xiray darawalkii waday gaariga Market-ka, kaasoo aan wax dhibaato ah kasoo  gaarin shilka.

Ciidamada ayaa hadda baaraya in darawalka gaariga Marketka uu leeyahay masuuliyadda shilka iyo in kale.

Darawalkii Mootada Bajaajta iyo qof kale oo la socday ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus, waxaana lagu daweynayaa isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Garoowe.

Kororka shilalka gaadiidka ee guud ahaan Puntland ayaa ah walaac isa soo taraya.

Gobolka Nugaal oo ay ku taallo magaalada Garoowe ayaa sanadkan waxaa ka dhacay shilalka gaadiidka ee ugu badan. Sida ay sheegtay Hayโ€™adda Nabadgelyada Wadooyinka Puntland, ku dhawaad 50 qof ayaa ku naf waayay shilalka gaadiidka ee gobolka Nugaal oo kaliya sanadkan.

Sare u kaca shilalka ayaa lagu macneeyay in ay sabab u tahay xaalada wadooyinka iyo hab dhaqanka masโ€™uuliyad darrada ah ee darawalada qaar.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed