Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo sheegtay in ay ciidamada xoogga ay diyaar u yihiin ‘cadowga gudaha iyo dibadda’

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay ciidamada xoogga ay u diyaarsan sugida amniga dalka oo dhan iyo ka hortagida dal kasta oo isku daya in ay soo weeraan.

Wasiirka oo khudbad u jeediyay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga oo uu tababar uga socdo xerada Jeneraal Goordan ee Muqdisho ayaa sheegay in ay si dhaw ula socdaan dhaqdhaaqyada ay wado Itoobiya ee la xiriira damaca badda.

Sidoo kale, wasiirka ayaa ciidamada faray in ay ka shaqeeyaan ilaalinta madax banaanida iyo midnimada Soomaaliya.

“Waad maqleysaa Itoobiya ayaa badda soo damacday, ciidanka xoogga waa in uu aaminsan yahay goob kasta oo uu joogo dalkiisa iyo dadkiisa cid kasta oo farta ku soo fiiqda in uusan aqbaleyn, shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamadooda waxaa ay aaminsan yihiin in aan taako dhulkooda ah la qaadan karin” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo aadaya xilli ay sii xoogeysatay xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed