Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xiisad coladeed oo ka taagan Magaalada Ceerigaabo

Xiisad saameyn taban ku reebtay qoysaska deegaanka ku ah Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa ka taagan deegaanno dhowr ah, wararka ayaa intaas ku daraya in saacadihii lasoo dhaafay saddex ruux siyaabo kala duwan halkaas loogu dilay.

Ciidamo badan oo ah kuwa Militariga Soomaliland ayaa lagu soo daadiyaya Magaalada Ceerigaabo si ay u sugaan amniga magaalada.

Labada Maamul ayaa ku doodaya in deegaannada rabshada ka socdaan ay iyagu maamulaan, dhinac weliba waxa uu dhanka kale dusha ka saarayaa masโ€™uuliyadda dhibaatooyinka ka dhaca deegaannadaan katirsan Gobolka Sanaag.

Golaha Wasiirrada Maamulka SSC-Khaatumo oo fadhi gaar ah ka yeeshay arrinta kasoo cusboonaatay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo, waxa uu ku tilmaamay โ€˜Daan-daansiโ€™ uu sameynayo Somaliland.

Sanadkii hore waxa ay labada Maamul waa SSC-Khaatumo iyo Somaliland ku dagaalameen Gobolka Sool, gacanta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi waxaa ka baxday deegaanno dhowr ah, tan iyo xiligaas waxaa socday abaabul labada dhinac ay wadaan.

Somaliland ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in lagu soo duullay isla markaana ay doonayaan in ay difaacdaan deegaannadooda sida ay hadalka ku dhigeen, waxaa silsilad noqday dagaallada u dhaxeeya Labadaan Maamul oo Maxaabiis horay u kala qabsaday.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed