Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Muuse Biixi oo eedeymo u jeediyay madaxda DFS

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu rabo in uu cunaqabateeyo Somaliland, xili ciidamo ajinabi ahi ay ilaaliyaan nabada Soomaaliya.

Biixi oo hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay furitaanka xabsi labaad oo ay yeelanayso magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in goโ€™aanka xawaaladaha lagaga joojinayo isticmaalka magaca โ€˜Somalilandโ€™ aanu socon doonin.

โ€œTalo xumada kowaad waxa weeyi madaxweynaha Xamar joogaa, isaga oo Xamar aan gurigiisa ka xukumin, oo meel walba ajinabi u ilaalinayaan, ayuu waxa uu meel walba soo saaraya waraaqo uu leeyahay Somaliland diyaaradi ma tagi karto, baananku ma tagi karaan, naftii hafar gurigiisa ma ilaalin karoโ€ ayuu yidhi Biixi.

Waxa uu sheegay in goโ€™aanka dowlada Soomaaliya aanu ahayn colaad ka timid dadka shacabka ah, lakiin ay tahay colaad ka timid koox uu sheegay in ay jar ka tuurayan Soomaaliya, waxa uuna intaa ku daray in anay waxba ka qaadi karin Somaliland.

Waxa uu sheegay in Somaliland ay soo dhawaynayso oo ay la shaqaynayso shirkad kasta iyo dowlad kasta oo sharcigeeda kula shaqaysa, isla markaana ay iska difaacayaan cidkasta oo khatar galisa.

Somaliland ayaa aad uga soo horjeedsatay goโ€™aanka ay dowlada Soomaaliya ku doonayso in ay xawaaladuhu ku joojiyaan isticmaalka magaca โ€˜Somalilandโ€™.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed