Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Hogaamiye Firdhiye ”Nabadda lama baryo, shan farood iyo calaacal ayaa lagu keensadaa”

Hoggaamiyaha maamulka ku meel gaarka ee SSC Khaatumo oo kula hadlayay boqolaal ka tirsan ciidamada SSC Khaatumo jiida hore  deegaanka Gumeys ee gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamada Khaatumo ay haatan ka awood badan yihiin sidii ay ahayeen sanad ka hor markii ay la dagaalamayeen ciidanka Somaliland.

Hoggaamiye Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa sheegay in ciidamada SSC Khaatumo ay u taagan yihiin difaaca deegaanada Khaatumo iyo ilaalinta midnimada iyo wadajirka Shacabka Soomaaliyeed.

“Ciidankeennu sanad kahor iyo maanta wuxuu awood badan yahay maanta, waxa uu tayo roon yahay maanta, waxa uu tiro badan yahay maanta, waxa maanta barbar taagan ummadda Soomaaliyeed ee midnimada jecel dhammaantood, waxaynu difaacayno waa dalkeenna iyo dadkeenna inaan dhibaato dambe loo geysan iyo midnimada iyo wadajir ka qaranka Soomaaliyeed” ayuu yiri Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay in marnaba aysan ka tanaasuli doonin qadiyadda iyo difaacida deegaanada SSC Khaatumo oo u xusay in dad badan ay u dhinteen difaaca Khaatumo, kadib dagaal qaatay mudo sideed bilood ah oo ugu dambeyn looga adkaaday Somaliland sanadkii lasoo dhaafay.

“Maanta oo ah maalintii aad guulaysateen, hadaanu idiin iman wayno oo idin oran wayno ciidankayagoow mahadsanidiin, maanu gudin abaalkiina. Nabadda lama baryo, shan farood iyo calaacal ayaa lagu keensadaa, nabadda geyiga ka hana qaadayna ciidankayagoow idinkaa dhaliyey” ayuu yiri Cabdulqaadir Firdhiye.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed