Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxkamada sare oo dhageystay Kiiska Eedeysane Sayid Cali

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta dhageysaneysa Cabashada ay u gudbiyeen qareennada difaacaya Sayid Cali Macallin Daaโ€™uud oo lagu xukumay in uu gubay Marwadiisa Luul Cabdicasiis Maxamed dabayaaqadkii Janaayo 2024.

Sayid Cali oo ka baxsaday Magaalada Muqdisho ayaa 6dii Febaraayo waxaa soo qabtay ciidanka Hayโ€™adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, waxaa lagu wareejiyay Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku haya ilaa haatan.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid Cali Macallin Daaโ€™uud 6dii Maarso kaddib dhageysi labo jeer qaatay iyo dood isugu jirtay eedeyn iyo difaac dhexmartay Xafiiska Xeer ilaalinta & Qareennadiisa.

Racfaan ayuu u qaatay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, sidoo kale soo bandhigista caddeymaha xeer ilaalinta iyo soo gudbinta qareennada Sayid Cali waxyaabaha ay uga bariyeelayaan kiiskaan waxa ay Maxkamaddu dil toogasho ah ku ridday 15kii May 2024.

Qareennada Sayid Cali oo aan ku qancin xukunka labaad ayaa mar kale cabasho u aaday Maxkamadda Sare ee Dalka oo Maanta oo ah sabti 24ka Agoosto 2024 muddeysay in la dhageysto labada dhinac si ay u gaarto goโ€™aan kama dambeys ah.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed