Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Walaalo loo heystay in ay dileen Ninkii soo koriyay oo xukun lagu riday

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka guddoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Mool gale.

Maxkamadda sare ayaa Daadir Cali Cismaan ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumkii dhintay Xuseen Xasan Mool gale, waxaana sidoo kale Maxakamadu ay fasaxday oo dib xuriyadiisa ay u siisay Cabdullaahi Cali Cismaan.

Dilka guddoomiyahii deegaanka Mareerey ayaa dhacay 30-kii bishii Marso ee sanadkan 2024, wuxuuna ahaa dil si aargoosi ah loogu geystay guddoomiyaha oo la tilmaamay inuu horay u dilay nin ay walaalo ahayeen ninka isaga dilay.

kiiskan ayaa ahaa mid soo maray marxalado kala duwan, iyadoo Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada ay horay uga soo saartay xukun 30-kii bishiin June ee sanadkan, hayeeshee xukun saneyaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunkii lagu riday.

Ugu dambeynti Daadir Cali Cismaan ayaa horay Maxkamadda ciidamada qalabka sida uga hor cadeeyay inu gacantiisa ku dilay guddoomiyihii deegaanaka Mareerey, islamarkaana uu u dilay sababo la xiriirta inuu horay u dilay Walaalkiis, hayeshee dilkaas ayaa ahaa mid horay looga heshiiyay.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed