Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Golaha shacabka oo Dood ka yeeshay canshuur dowladu soo rogtay

Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga dooday cabashada ka dhalatay goโ€™aanka dowladda ee qaadista Canshuurta iibka.

Xildhibaanada ayaa ku kala qeybsana aragtida qaadista Canshuurta Iibka, kuwaas oo qaarkood dowladda ku taageeray in la qaado Canshuurto, halka qaarna ay diidanayeen in ganacsatada reer Muqdisho laga qaado Canshuurta iibka ee dooda badan dhalisay.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ka hor hadlay Xildhibaanada ayaa faahfaahin ka bixiyay dooda qaar ka mid ah xildhibaanadu ka keeneen sida loo hirgeliyay nidaamka Canshuurta gadista.

Wasiir Biixi ayaa sheegay in ganacsato aysan diidaneyn bixinta canshuurta oo ay u bixiyaan sidii loogu talo galay, hayeshee ay qabaan tabashooyin kale oo aanan aheyn Canshuurta Iibka.

โ€œXildhibaano yaanan leys hafrin waa been ganacsatadu Canshuur ma diidana, aniga guddi ganacsatada iska soo saareen ayan wada xaajoonay oo way ogol yihiin inay baxshan, wayna bashxan, balse waxa jira tabashoyin kale oo ay qabaan in laga xaliyo, waana inan ka doodna sidii loo xalin lahaaโ€ ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige.

Hadalka Wasiir Biixi ayaa imaanaya, iyadoo Xildhibaan qaar ka mid ah kulanka ka sheegen in arrinta Canshuurta Iibka ay tahay mid lagu beeegsanayo ganacsiga dad gaar ah oo la doonayo in lagu baabiโ€™iyo hantidooda.

Qaadista Canshuurta gadista oo ay sheegtay dowladda Soomaaliya in Shalay si rasmi ah uga dhaqan gashay Muqdisho ayaa wali doodeedu taagan tahay, waxaana xusid mudan in maalinti labaad qeybo ka mid ah suuqa Bakaraaha uu u xiran yahay sababo la xiriira cabashada ay ganacsatada ka qabaan Iibka canshuurta.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed