Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh oo gudoomiyay shir looga hadlayay qaraxii Liido

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hayโ€™adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii Shabaabku ku qaadday xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hayโ€™adaha ammaanka hor dhigay sida uu ku dhacay weerarkaasi, qaabka looga gaashaamankaro dhagarta Alshabaab, iyo habka loogu gurmaday shacabka ay dhibaatadu soo gaartay.

Madaxweynnuhu wuxuu tacsi u diray dhammaan qoysaska iyo ehellada ay ka shahiideen shuhadadii ku baxay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido, isla markaana caafimaad degdeg ah u rajeeyey dadkii ku dhaawacmay.

Xasan Sheekh ayaa tilmaamay dhameystirka guusha dagaalka ka dhanka ah Shabaaab in ay ku xiran tahay taageerada iyo wadashaqeynta shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hayโ€™adaha amniga, isla markaana ay u midoobaan sidii dalka looga cirib tiri lahaa wuxuu ugu yeeray Khawaarijta.

โ€œShacabka Soomaaliyeedow walaalayaal argagaxisada Khawaarijta ah ma kala jecla shacab iyo dowlad, dhammaanteenna waxaan agtooda ka nahay cadaw ay baneysteen dhiigooda. U midooba ciribtirkooda, garab u noqda ciidamada Qaranka oo soo sheega kuwa dhexdiinna ku dhuumanaya,โ€ ayuu yiri madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa xusay in Shabaabku doonayaan in weerarada nuucaan oo kale ah ay ku argagax galiyaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay ku qarinayaan jabka  furimaha dagaalka, waxa uuna faray laamaha amniga dalka in ay feejignaan dheeraad ah u yeeshaan weerarada lagu waxyeelaynayo shacabka Soomaaliyeed.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed