Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Khasaarihii ka dhashay qarixii Liid oo la shaaciyay

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraaโ€™id ugu qabtay warbaahinta gudaha magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Xalay kooxda Al-shabaab ku qaaday xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis.

Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in weerarka uu ahaa mid ku bilawday Qarax Ismiidaamin oo uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qaraxa oo beegsaday dad shacab ah oo ku sugnaa dhulka banaan ee xeebta Liido ah, islamarkaana qaraxa kadib rag hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha maqaayada iyo hotelka Beach View.

Afhayeenka Booliiska Soomaalya ayaa sheegay in weerarkii xalay ka dhacay xeebta Liido ay ku dhinteen dad gaaraya 32 qof oo shacab ahaa, islamarkaana ay ku dhaawacmeen 63 qof oo qaarkood qaba dhaawacyo culus.

โ€œQaraxa Liido ka dhacay waxaa ugu yaraan ku geeriyooday 32 qof waxaana ku dhaawacmay Dad gaaraya ilaa 63 ruux oo Shacab ah, Gaari walxaha qarxa waday oo Ciidanku fashiliyeen waxaa lagu qabtay Khawaarijkii waday isaga oo dhaawac ahโ€ ayuu yiri Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Cabdifataax Aadan.

Wuxuu sidoo kale tilmaaamay Afhayeenka in ciidamada ay fashiliyeen kana hortageen gaari waxyaabaha qarxa kasoo buuxiyeen Al-shabaab oo ay doonayeen iney ku laayaan dadka kaso badbaada weerarka hore, waxuuna xusay in ciidamadu qabteen ninkii gaarigaas waday isaga oo dhaawac ah.

Ug dambeyntii inta badan dadka shacabka ah ee Xalay ku dhintay weerarkii Liido oo u badan dad dhalinyaro ah ayaa baraha Bulshada waxaa lasoo dhigayaa Sawirada iyo maclumaadkoda, waxaana dadkaas ka mid ah lamaanayaal is qabay iyo dad walaalo ah sida lagu baahinayo baraha bulshada oo tacsidu qabsatay.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed