Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay howlgal ka socda Xaafada Dab damiska

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal aroornimadii hore ee maanta ciidamada ku qaadeen Xaafadda Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay Afhayeenka in qoysaskii ugu badnaa ee degana Xaafada Dab damiska iney isaga guureen halkaas, islamarkaana kuwa haray ay ka gacan siinayaan guuristooda.

Afhayeen Cabdifataax ayaa tilmaamay in mudadii loo qabtay shacabka deganaa Dab damiska ay ku ekeyd maanta, isagoona xusay in dhulkan dowladda ka dhisi doonto xaruntii Qaranka ee Dab damiska.

โ€œDadkii degnaa dab damiska way guureen inta harteyna booliska ayaa gacan siinaya, tirakoob uu sameyay booliska waxaa gubatey 147 goobood oo isugu jiro meelo yar yar iyo meelo waa wayn oo ay ku baabaโ€™day hanti Soomaaliyeed oo ay lahayd dad Soomaaliyeedโ€ ayuu yiri afhayeenka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan.

Afhayeenka Booliiska Soomaaliya ayaa ugu baaqay warbaahinta iney ka shaqeeyaan wax walba oo ay ugu horeeyaan wanaaga iyo horumarka dalka.

โ€œSaxaafadda waxaan leenahay Dab damisku bulshadii daganeyd iyo boolisku ay wada shaqeeyeen wuu dhamaaday dhismihiina waa la bilabaayaa ee ka shaqeeya wanaaggaโ€ ayuu yiri Afhayeenka Booliska Cabdifataax Aadan.

Hadalkaan kasoo yeeray Booliiska Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya, iyadoo wali ay isa soo tareyso cabashada kasoo yeereysa qaar ka mid ah dadkii dagana Dab damiska, kuwaas oo sheegaya ineysan garaneyn meel kale oo ay dagaan, islamarkaana dowladda ka dalbanaya iney u dhaafto Dab damiska.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed