Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Somaliland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Jabuuti

Somaliland ayaa soo bandhigtay caddaymo ay sheegtay in ay muujinayaan jiritaanka jabhad ka dhan ah jiritaankeeda oo ku sugan dalka Jabuuti.

Kadib markii ay dowlada Jabuuti gabi ahaanba beenisay jiritaanka dhaqdhaqaaq ka dhan ah Somaliland oo dalkeeda ku sugan, Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed โ€˜Cali Mareexaanโ€™ ayaa soo bamdhigay caddaymo uu sheegay in ay muujinayaan jiritaanka jabhada.

โ€œWaa kuwaa nimankii Awdal State sheeganayay waxay fadhiyaan fagaarihii waynaa 27 Juun laga xusayay, halkaana waxa fadhiisan kara uun qof lasoo martiqaaday, xaflalado waa wayn ayay qabanayaan iyaga oo abaabulaya in Somaliland iyo gobolka Awdal lagu kacoโ€ ayuu yidhi Wasiir Cali Mareexaan.

Waxa uu sheegay in anay filayn in Jabuuti ay martigaliso dhaqdhaqaaq ka dhan ah Somaliland, marka labaadna ay la yaabeen in ay beeniso jiritaanka jabhada, oo uu sheegay in ay abaabul balaadhan ka wadaan Jabuuti isla markaana ay jeedinayaan qudbado isdaba joog ah oo ka dhan ah Somaliland.

Waxa uu sheegay in si adag ay labada dhinacba u waardiyaynjireen xidhiidhka walaaltinimo ee ka dhaxeeya shacabka Jabuuti iyo  shacabka Somaliland, isla markaana ay uga fadhiyaan Jabuuti in ay wax la taaban karo ka qabato cabashadooda.

โ€œJabuuti waxaynu naqaanaa in ay tahay dal cid aan dowladu ogayni anay iska soogali karin, heshiis hore ayaa jiray nabadgalyada xuduudaha ayaa la wada ilaalin jiray saxarka ayaa laga dhawri jiray, wax aanu filaynay may ahaynโ€ Ayuu yidhi Wasiir Cali Mareexaan.

Wasiirku waxa uu sheegay in tan iyo markii uu dhacay isfahankii Itoobiya in tobanaan jeer ay Jabuuti kasoo yeedheen hadalo ka dhan ah Somaliland, lakiin anay Somaliland ka jawaabin oo ay ixtiraamaysay walaaltinimada.

Dowlada Jabuuti ayaa laba war oo kala danbeeyay Isniintii ku beenisay jiritaanka jabhada ay Somaliland ka cadhootay, inkasta oo ay hoggaamiyayaasha Awdal State hadalo hanjabaado ah Somaliland uga soo direen caasimada Jabuuti.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed