Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo QM u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada ammaanka ee deegaanka.

โ€œSoomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga goโ€™an tahay inay ixtiraamto mabaadiโ€™da ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay iyo deris wanaagga,โ€ ayuu Abuukar Cismaan u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka.

Safiirka Soomaaliya ee UN-ka ayaa sheegay inay Itoobiya ka filayaan inay ixtiraamto deris wanaagga labada dal.

Abuukar Baalle wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qasban tahay inay dib u dhigto bisha Luulyo ilaa Sebtembar ka bixitaanka ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya.

Ugu yaraan 3,000 oo askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ee dagaalka kula jira Al Shabaab.

Joogitaanka ciidamada Itoobiya iyo guud ahaan ATMIS ayaa la filayaa in lasoo gaba gabeeyo 31-ka December kadib 17 sano oo uu dalka ka howlgalayeen

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed