Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ururka MAP oo tababar ka furay magaalada Garowe

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo tababar sare u furay maamulka xarumaha warbaahinta Puntland iyo wariyayaasha.
Tababarkan oo soconaya muddo saddex maalmood ah, ayaa loofuray 25 kamid ah maamulayaasha, tifaftirayaasha iyo hawlwadeenada xarumaha warbaabinta Puntland ee kusugan magaalada Garoowe, tababarkan ayaa lagu baranaya maamulka warbaahinta.
Furitaanka Tababarkan waxaa goobjoog ahaa oo daahfuray Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ay kala qaybgaleen Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Deperani, Agaasimaha guud ee Wasaaraadda Warfaafinta Maxamed Ciise Cismaan iyo hogaanka Ururka MAP sida Guddoomiyaha Ururka Maxamed Daahir Caynsane iyo Xoghayaha Guud Naciima Muuse.
Guddoomiyaha Ururka MAP Maxamed Daahir Caynsane oo hadal kajeediyey furitaanka tababarka, ayaa faahfaahin kabixiyey muhiimadda uu tababarkan u leeyahay maamulka xarumaha Warbaahinta.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Ciise Cismaan iyo Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani oo hadalo kajeediyey furitaanka tababarka, ayaa soodhoweeyey tababarkan oo muhiimad weyn u leh warbaahinta qaybna kaqaadan doona xoojinta xiriirka Dawlada iyo Warbaahinta iyo in shacabku helaan xog sugan oo faafreeb laโ€™aan ah.
Ugu danbayn waxaa tababarka si rasmi ah u furay Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, Wasiirka ayaa bogaadiyey tababarkan oo ay kasoo qaybghaleen dhamaan maamulka xarumaha warbaahinta ee Puntland intooda ku sugan Garoowe iyo Wariyayaasha khibrada leh.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed