Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

In ka badan hal milyan oo qof oo maanta taagan Buurta Carrafa

Ku dhowaad 2 Milyan oo ruux oo Xujay ah ayaa saakay u dareersatay Buurta Carafo si ay halkaas ugu qaataan Rukniga ugu wayn ee Xajka iyaga oo saacado badan halkaas ku qaadanaya waqti ay ku ducaystaan.

Xujayda waxa ay buurta kasoo degi doonaan marka la gaaro Salaadda Duhur iyaga oo jamcinaya Salaadaha Duhurka & Casirka iyaga oo kaddib dib ugu laaban doonnaa buurtaas oo ilaa maqribkii ama gabbalka inta uu ka aasmo saarnaan doonna.

Dadka aanay xajinayn oo intooda badan Sooman ayaa dhankooda wada ducada & dambi-dhaaf waydiisiga Alle si ay uga faaiidaystaan fadliga u gaarka ah maalintaan, Culimada ayaa Dadkaan ugu baaqday in ay kordhiyaan Aqrinta Qurโ€™aanka Kariimka.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee sanadkaan Xajinaysa ayaa guud ahaan Muslimiinta ugu baaqay in ay kordhiyaan ducada iyo istiqfaarta si uu alle uga saaro dhibaatooyinka haysta.

Waxa uu Sheekh Dirir baaq gaar ah u diray Guud ahaan Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida isaga oo usoo jeediyay in ay kordhiyaan ducada & baryada alle maadaama ay haystaan fursad wayn si uu uga dulqaado dhibaatooyinka haysta.

โ€œWaxa aan taaganahay Mina oo waxa aan u ambabaxaynaa Carafa waa subaxii 9aad sida Sunnada Nabiga NNKH ahayd, In ilaahay la bariyo waaye, Qofka waxa uu u ducaynayaa Ummadda Islaamka meel weliba oo ay joogaan si gaar ah Walaalaha Falastiin, Dalkeenna & Dadkeenna, Dadkeenna dhintay, Ducada wax culays ah oo ay nagu leedahay ma jirto oo waan badinaynaaโ€ Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa markale Xujayda ugu baaqday in ay raacdo habraaca loogu talagalay si xaajiga aanay dhaawac uga soo gaarin xajkiisa, waxaana la kordhiyay Dadka u adeegaya Xujayda sanadkaan 1445 Hijriya.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed