Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ehelada Nin ay ciidamada xasilinta Garowe ay dileen oo cadalad dalbanaya

Ehelada darawal mooto bajaajle oo lix cishe ka hor ay dileen ciidamada amniga ee magaalada Garowe, ayaa waxay ka cabanayaan in aysan helin wax caddaalad ah, iyagoo dhinaca kale diiday in la aaso maydka.

Maydka ayaa sidoo kale loo diiday in la galiyo talaagadda qaboojiyaha isbitaalka guud ee Garowe, waxayna taasi ku khasabtay inay u kireeyaan qaboojiye gaar loo leeyahay, si ay ugu keydiyaan maydka, illaa iyo inta laga helayo cid qaadata masuuliyadda dilka wiilkooda.

Hayโ€™adaha amniga Puntland ayaa maalmo ka hor saxaafadda ka sheegay, in howlgal lagula dagaalamayay hubka sharci darrada ah iyo maandooriyaha, uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray shacabka, iyagoo sheegay inay qaadanayaan masuuliyadda arrintaas.

Hase ahaatee, qoyska marxuumka ayaa maanta sheegay in laamaha amniga Puntland ay albaabada ka laabteen, una diideen inay qaabilaan oo ay kala hadleen cabashada dilka wiilkooda.

Ehelada marxuumka waxay sheegeen in maalin kaste lacag ku dhow $200 ay ku bixiyaan kirada talaagada uu ku jiro maydka marxuumka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed