Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Laftagareen oo xariga ka jaray 200 oo guri oo loo dhisay dadka Barakacayaasha ah

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray 200 oo Guri oo loo dhisay Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Munaasabada Xaragjarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro, Maamulka gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madax ka socotay Hayโ€™addaha NRC,UNHABITED, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Dhismaha Guriyaashan ayaa iska kaashaday Maamulka Koonfur Galbeed iyo Hayโ€™addaha UN HABITED iyo NRC waana mid  dib udejin loogu Samaynayo Dadka Barakacayaasha ah. Sida lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Maamulka Koonfur Galbeed ma sheegin in dadka la dajiyey guryahaan ay milkiyadooda lahaan doonaan iyo in ay si ku meel gaar ah u dagnaan doonaan, balse dadka la dajiyey ayaa ka mid qoysas magaalada ku soo barakacay sanadihii la soo dhaafay, kuwaas oo ka soo barakacay deegaanadooda ka gadaalkii markii ay saameen ku yeesheen Abaartii ka dhacday guud ahaan dalka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed