Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo ka hadashay dagaal beeleed ka dhacay Gamludug

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa baaqa nabadeed u dirtay beelo walaalo ah ku dagaalamay deegaanka Laandheer oo u dhaxeeya magaalooyinka Cabudwaaq iyo Xeraale ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Wasaaradda ayaa ugu baaqday beelaha ku dagaalamay Galmudug in ay si degdeg ah u joojiyan colaadda isla markaana ay fursad siiyaan nabadda iyo wada hadalka. Iyada oo sidoo kale ka codsatay daddka wax garadka ah sida; Odayaasha dhaqanka, Culimaaโ€™udiinka iyo bulshada inteeda kale inay nabadda u istaagan oo ay kaalintooda ka qaataan sidii colaadda loo joojin lahaa.

Warka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sii yiri, โ€œWaxaan masโ€™uliyiinta dowlad goboleedka Galmudug ugu baaqeynaa in ay kaalintooda ka qaataan, ayna u istaagaan xal u helidda colaadda.โ€

Ugu dambeyn Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu soo gabagabeeyey, โ€œWasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta, waxay diyaar u tahay in ay ka geysato wax alle wixii kaga aaddan sidii xalwaara loogu heli lahaa colaaddan.โ€

Warsaxaafadeedkaan ayaa ku soo aadaya xilli uu dagaal saaka ka qarxay Waqooyinka gobolka Galgaduud, iyada oo halkaas ku degaalameen dad walaalo ah oo wada dega deegaanka, waxaa ku dhaawacmay dad shacabka iyo Askar ka tirsan ciidanka Booliksa, halka uu ku dhintay Taliye ku xigeenka Saldhiga Booliska ee degmada Caabaduwaaq.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed