Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Guudlaawe oo wareejiyay dhul laga dhisayo xarunta ciidanka Danab

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Taliska qeybta 5-aad ee ciidanka Midowga Aftrika ee ATMIS ku leeyhiin magaalada Jowhar.

Madexweyne Guudlaawe ayaa halkaas kulan kula qaatay wakiilo ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo wada qorshe ay magalaada Jowhar uga hirgalineyso xarun gaar ah oo ay leeyhiin ciidanka Mareykanka sida gaarka ah uu u tababaraan ee Danab.

Kulanka kadib madaxweynaha Hirshabeelle ayaa wakiilada ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku wareejiyay dhulkii laga dhisi lahaa xarunta ciidanka Kumaandooska Danab ee magaalada Jowhar.

โ€œDanab inay xarun ciidan ku yeeshaan Hirshabeelle waxay wax weyn ka tari doontaa dagaalka lagu dhammeystirayo Khawaarijta waxaana si rasmi ah ugu wareejiyay dhulkii ay xarunta ka dhisan lahaayeen.โ€ ayuu yiri Madaxweyne Guudlaawe.

Dhulkaan uu maanta ku wareejiyay madaxweynaha Hirshabeelle wakiilada ka socday Safaaradda Mareykanka ayaa qeyb ka noqonaya 5 xarumood oo ay dowladda Mareykanka ka hirgalineyso magaalooyin ka mid ah maamul goboleedyada dalka.

Gabagabadii Madaxweynaha Guudlaawe ayaa sidoo kale sheegay in maamulkiisa uu u diyaar garoobayo wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaab oo la filayo inuu dhawaan ka bilawdo guud ahaan dalka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed