Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse oo ka qeyb-galaya shir madaxeedka Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuuriyada Koofureed, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo ay uga qaybgali doonaan shir madaxeedka Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4-5 Juun.

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farhan Jimcaale oo warbaahinta uga warramay shir madaxeedka 2024 ee Kuuriya iyo Afrika ayaa sheegay in shirkaan diiradda lagu saaraya sidii loo xoojin lagaa xiriirka u dhaxeeya dalalka Afrika iyo Jamhuuriyadda Kuuriya.

Shirka inta uu socda waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan madax ka socota midowga Afrika iyo Bangiga horumarinta Afrika, kuwaas oo ka wada arinsanaya sidii iskaashi uga wada yeelan lahaayeen dhinacayda dhaqaalaha, harumarinta kaabayaasha iyo gacansiga.

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farhan Jimcaale ayaa sheegay inta uu socda shirka ay madaxda labada dhinac ka wada hadli doonaan dhibaatooyinka xilligaan dunida ay wajahayso, sida isbadalka Cimillada, cunno yarida iyo dhibaatooyinka ka taagan dhanka Caafimaadka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa shirka in uu ka jeediyo khudbad madasha shirka, isaga oo kaga hadli doona xaaladda guud ee dalka iyo harmaraka ay ku tallaabsatay dowladda, sida uu sheegay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Jimcaale.

Madaxda Afrika ayaa lagu casuumay dalalka Mareykanka, Ruushka, Japan, Turkiga, Sacuudi Carabiya, iyo Shiinaha kuwaas oo ka qeyb galaya shir u dhaxeeya qaaradda iyo dalalka, bulshada ku dhaqan Qaaradda ayaa waydiimo badan is hordhigay oo ku saabsan shirarkaan oo u dhaxeeya dal iyo Qaarad, taas oo hadal heyn badan ka dhex dhalisay.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed