Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Kenya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo.

Kulanka Raโ€™iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Kenya ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed iyo sare u qaadida iskaashiga u dhexeeya labada dal ee dariska ah. Sida lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka.

Inta uu socday kulanka Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah iyo iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo ganacsiga.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa carabka ku dhuftay in dowladda Soomaaliya xoojinayso fulinta dhammaan heshiisyadii dhawaan labada dhinac ku gaareen magaalada Nairobi. Sida lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka.

Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo ayaa dhankiisa sheegay in xiriirka labada dal uu yahay mid soo jireen ah, islamarkaana ay muhiim tahay adkeynta iskaashiga labada dhinac.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed