Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Soomaliya

Puntland ayaa si adag uga hortimid war kasoo baxay dowladda fedderaalka Soomaaliya oo ku saabsanaa in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ay howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyeen degaanada Calmadow ee gobolka Sanaag.

War saxaafadeed goor dhowayd kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee Puntland ayaa lagu sheegay, in warkaasi uu yahay mid wax kama jiraan ah, iyadoo wasaaraddu tilmaamtay, in ay Puntland amnigeeda ku filan tahay.

Waxaa kaloo wasaaradda warfaafinta Puntland ay sheegtay inay Puntland u taagan tahay ciribtirka kooxaha argigixisada.

Warkan kasoo baxay Puntland, ayaa imaanaya, iyadoo wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Alcaddaala uu sheegay in Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle, in ay isku arursadeen buuralada gobolka Bari ee Puntland.

Wasiirku wuxuu sheegay, in howlgalka ka dhacay Calmadow uu ku yimid iskaashi dhex maray ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Puntland, uuna aha howlgal muddo la qorshaynayay fulintiisa.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed