Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Taliye Sulub oo fariin adag u diray dhalinyarad Isticmaasha baraha bulshada

Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku qabanayaan cid weliba oo ku xadgudubka nidaamka iyo shuruucda Dalka waxaana uu si gaar ah uga digay Dadka Baraha Bulshada u isticmaala si anshaxa ka baxsan.

S/Guuto Sulub ayaa tilmaamay in sababta loo qaadayo tallaabadaas ay tahay in la kala badbaadinayo Bulshada waxna laga waydiinayo qof weliba waxa uu sheegay isla markaana caddeeyo kana jawaabo sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu ku sifeeyay in waajib uu ka saaran yahay in gacan adag ay ku qabtaan nabadgalyada, waxa uu dadka uga digay in ay ku dhaqmaan ama sameeyaan waxyeebo suuragal ah in ciqaab maxkamadeed la kulmaan.

โ€œBooliiska Soomaaliyeed waxa uu xaq u leeyahay in uu soo xiro waxna ka waydiiyo qofkii si qaldan u isticmaala Baraha Bulshada, Waddankeennu waxa uu leeyahay shuruuc, nidaam lagu shaqeeyo oo Dalka lagu dhaqo, inta Muwaadinka loo ogol yahay wixii ka baxsan qofkii ku dhaqma waxa aan xaq u leenahay in lasoo qabto waxna laga waydiiyo, haddii lagu qanci waayo wixii uu ku hadlay waxaa loo gudbinayaa Maxkamadโ€ Ayuu yiri Taliyaha Booliiska Soomaaliya.

Waa uu sii hadlay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin waxaana uu dhallinyarada kula taliyay in ay ka fogaadaan wax weliba oo Bulshada ceeb ku ah ama qaranka Lid ku ah maadaama aanay jirin nacfi uu ka helayo sida uu hadalka u dhigay.

โ€œDadka ku dhaqmaya waxyaabaha aan munaasabka u ahayn jiritaanka Dadkeenna, muuqaalka Dalkeenna, Ehelnimada & Dowladnimada in laga waantoobo kana gudubno oo la iska dhaafo wax aadan nacfi kuu lahayn, Dalkaaga & Dadkaagana u lahaynโ€ S/Guuto Sulub Axmed Firin, Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed.

Hayโ€™adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa u xiran Dad ku eedaysan in ay ka shaqaynayeen kicinta Dadka iyo in ay iska hor keenaan Beelaha Walaalaha ah, Booliiska ayaa ku goodiyay in Maxkamadda awoodda u leh kiiskooda loo gacangelin doonno.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed