Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SODMA oo sheegtay in ay dadaal ugu jirta ka hortagga leexsashada sahayda gargaarka ah

Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in dadaal ugu jirto sidii ay uga hortagi lahayd in la leexsado arrimaha Biniโ€™aadannimada ee loogu talagay dadka barakacyaasha iyo kuwa u baahan gurmadka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Hayโ€™adda ayaa lagu yiri, โ€œHayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa dadaal xooggan ugu jirta ka hortagga leexsashada sahayda gargaarka baniโ€™aadannimo.โ€

Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa sheegtay in lama huraan ay tahay in la helo dhul u gaar ah dadka soo barakacay, โ€œWaxaa muhiim ah in dadka kasoo barokacay musiibooyinka ku habsaday degaannadooda ay Hayโ€™addu u hesho dhul si gaar ah loogu fidiyo gargaar deg-deg ah dadka soo barokacay.โ€

SODMA ayaa leexsashada  gargaarka ku sheegtay in, โ€œdadka barakacay ay degaan dhul ay leeyihiin ama maamulaan dad gaar ah taasoo beddelkeeda laga doonayo inay qayb ka mid ah gargaarkii loo fidiyay u bixiyaan kiro ahaan.โ€

Baaqa ka soo baxay Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa ku soo beegmaya xilli laga cabso qabo in daadad ka dhashaan Roobabka Guga iyada oo ay soo saaray digniino la xiriiro arrimahaan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed