Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Muuse Biixi oo weerar afka ah ku qaaday madaxda DFS

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasibada 18 May ka sheegay in uu dhawaan fulayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo sheegay in Soomaaliya anay joojin karin.

Waxa uu sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu hada gabogaboyahay oo dhawaan qalinka lagu duugi doono, isaga oo Soomaaliya ku eedeeyay in ay adduunka jahawareerisay oo ay heshiiska ka dhigtay mid khatar ah, taasina anay run ahayn.

โ€œItoobiya waxay tidhi waxaanu doonaynaa in aad saldhig ciidan nasiisaan, anaguna aanu aqoonsiga Somaliland kaw ka noqono, taasina tu la seegayo maahaโ€ ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

Itoobiya ayaa daraad ka dhigtay wakiilkeeda Hargaysa safiir buuxa, iyada oo waliba ku dartay safiirada haysta awooda buuxda sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Madaxtooyada Itoobiya, taasi oo uu Biixi ku tilmaamay hordhaca aqoonsiga.

Madaxa Guddida Farsamo ee ay Somaliland u magacawday ka shaqaynta heshiiska Somaliland iyo Itoobiya Amb: Baashe Cawil ayaa dhawaan sheegay in wajigii kowaad ee heshiisku uu soo gabagaboobay isla markaana shirkad sharci oo Ingiriis ah ay u wakiisheen wajiga labaad.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed