Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xuska 18 May oo laga xusay magaalooyinka Soomaliland

Munaasibada 18 May ee 33 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isutaaga 1991, ayaa si wayn looga xusay guud ahaan deegaanada Somaliland.

Kadib maalmo ay shacabka Somaliland dabaaldagyo isdaba joog ah ka dhigayeen magaalooyinka waa wayn, waxa saaka fagaarayaasha badadiba magaalooyinka Somaliland layskugu yimid xuska 18 May.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, madaxda mucaaradka iyo saraakiil kala duwan, ayaa saaka magaalada Hargaysa kaga qaybgalay xuska 18 May, isaga oo madaxweynuhu uu salaan ka qaatay ciidamada kala duwan.

โ€œSomaliland maaha gobolo dal ka goosanaya sida Afrika ka baqato, cidwaliba waxay qirsantahay in aynu ahayn laba dal oo isku tagay, warbixintii Midowga Afrika ee 2005 waxay ku sheegeen in Somaliland ay ka duwantahay arrimaha kale ee Afrikaโ€ ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo isaguna munaasibada ka hadlay, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay midnimo iyo isku duubni munaasibada xuska 33 guurada Somaliland.

Munaasibada 18 May ayaa sidoo kale laga xusay badiba gobolada iyo degmooyinka Somaliland, waxaana deegaanada kala duwan loo kala diray masuuliyiin ka tirsan xukuumada.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed