Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer.

Kulanka Wasiirka koowaad ee Xukuumadda iyo Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika  ayaa diiradda waxaa lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashi ka dhaxeeya labada dal iyo taageerada ay Dowladda Mareykanku siiso Soomaaliya.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Ergeyga Gaarka ah ayaa kulanka inta uu socday waxa ay meel isla dhigeen arrimo dhowr ah oo la xiriira xaaladda gobolka iyo xoojinta taageerada dhinacyada kala duwan leh ee uu Mareykanku ku taageero Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga , la dagaallanka Al-Shabaab iyo xasilloonida guud ee gobolka.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey dowladda Mareykanka sida hagar laโ€™aanta ah ee ay u garab taagan tahay madax-bannaanida, iyo midnimada dadka iyo dhulka Jamhuuriyadda   Federaalka Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed