Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Wasiirka Maaliyadda DFS oo war cusub ka dhawaajiyay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in afartii bil ee u dambaysay uu kordhay dakhliga Dowladda kaddib markii howlaha muhiim ah oo laga qabtay isla xisaabtanka Dadweynaha ee dhinaca Canshuurta & la dagaalanka Musuqa.

Biixi ayaa sheegay in shaqo weliba oo Dowladda ay qabanayso uu u baahan yahay dhaqaale si aanay caqabad u imaan Dowladdu diiradda ay saartay in la dhaqaajiyo dhammaad waxyaabaha lagu gaarayo helista lacagaha la uruurinayo.

โ€œSanadkii 2022-ka bishii January ilaa bishii Abril  2022 dakhliga Dowladda u soo xarooday wuxuu ahaa $73 Milyan oo doollar. 2023 kii bishii January ilaa Abril 2023 dakhliga Dowladda u soo xarooday waxa uu ahaa $89 Milyan oo doollar. Sidoo kale sanadkaan aan hadda ku jirno ee 2024 ka ah affartaas bilood dakhliga Dowladda u soo xarooday waa 116 Milyan oo Dollar. labadaas sanno u dambeeyay haddii aan is barbardhigno korar ah 27 Milyan oo Dolllar ayuu sameeyay dakhliga gudahaโ€. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Bixii Imaan Cige.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay sare u qaadista hannaanka dhaqaale ee Dalka waxaana ay dhinac wadaa la dagaalanka Musuqa si aanay lacagta Dowladdu loogu adeegsado si baxsan habka loogu talagalay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed