Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Dayactir laga bilaabay Jidka xiriiriya Qardho iyo Garowe

Hayโ€™adda Dayactirka iyo Hormarinta Jidadka Dowladda Puntland (PHA), ayaa maanta bilowday Dayactirka Jidka u dhaxeeya degmooyinka Qardho iyo Garowe oo laga qabanayo howlo godod buuxin ah.
Daahfurka Shaqadan waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Xildhibaano, Guddoomiye ku-xigeenka hayโ€™adda PHA, Agaasimaha Guud Wasaaradda Howlaha Guud, Ganacsade Jaamac Dhaga Dheere iyo maamulka Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal.
Wajiga Koowaad ee shaqada Dayactirka ayaa ku bilowday hab isku tashi ah oo ay iska kaashanayaan Dowladda, maamulka Degmada iyo dadka Deegaanka.
Guddoomiye ku-xigeenka hayโ€™adda PHA, Abdirazak Mohamed Hayir, ayaa ka warbixiyay shaqada hayโ€™addu bilowday iyo qorshaha guud ee lagu hormarinayo Jidadka Puntland.
โ€œWaxaan maanta Dalacadda Karin Dhiig ka bilownay shaqo dayactir ah maadaama halkan ay ka dhacaan shilal joogto ah, hayโ€™addana ay soo gaarayeen cabashooyin ka imaanayay gaadiidlayda,โ€ ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenku isagoo intaas ku daray in hayโ€™addu iyadoo fulinaysa qorshaha xukuumadda ee hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland ay diyaarisay dhammaan daraasaadkii iyo shaqooyinkii la qaban lahaa sannadka 2024.
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Faarax Cawad ayaa oo Daahfuray shaqadan ayaa kooxda Dayactirka hayโ€™adda ku ammaanay shaqada ay qabteen, wuxuuna tilmaamay in ka xukuumad ahaan ka shaqaynayaan sidii dib u dhis iyo dayactir joogto ah loogu samayn lahaa Waddooyinka Puntland.
Xubnaha kale ee ka socday Dowladda iyo Ganacsade Jaamac Dhagadeed ayaa booriyay shaqada dib u dhiska waddooyinka, waxayna dowladda iyo shacabka ka codsadeen in loo midoobo dhismaha Jidadka si kor loogu qaado hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha.
Wajiga xiga ayaa noqon doona Dayactirka inta u dhaxaysa Qardho iyo Bosaso.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed