Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Waddamada G7 oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya,

Shir ay yeesheen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka G7 ayaa waxay walaac ka muujiyeen heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee arrimaha badda oo ay kala saxiixdeen  Itoobiya iyo Somaliland bishii January ee ina dhaaftay.

G7 waxay ku booriyeen dawladda Itoobiya iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya labadaba inay ilaaliyaan xiriirkooda isgaarsiineed. Waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay wada-hadallada si loo baajiyo xiisado kale, iyagoo ku baaqaya in lala shaqeeyo xulafada gobolka, u hoggaansanaanta sharciga caalamiga ah, iyo ixtiraamka madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed, sida ku cad Axdiga Qaramada Midoobay.

G7 ayaa ku ammaantay Soomaaliya horumarrada ay ka samaysay dhismaha hayโ€™adaha dawladda, maamulka dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta amniga.

Waxay ku dhiirigeliyeen maamulada Soomaaliya inay sii wadaan dadaalkooda ka dhanka ah Al Shabaab iyo inay horay u sii wadaan horumarinta hayโ€™adaha dowladda, oo ay ku jirto dhameystirka dib-u-habeynta dastuurka.

G7 waxa ay muujiyeen baahida muhiimka ah ee ku wareejinta waajibaadka amniga ee ciidamada Soomaaliya. Waxay soo dhaweeyeen qorshayaasha socda ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee lagu dhisayo hawlgal caalami ah oo lagu guuleysto, ujeeddaduna tahay in la joogteeyo xasilloonida maaddaama Soomaaliya ay kor u qaadayso kaabayaasha amniga.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed