Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo qaaddacday shirka golaha wadatashiga ee uu shaaciyay madaxweyne Xasan Sheikh

Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan.

โ€œDowladda Soomaaliya waxaa looga baahan yahay in ay dib ugu soo laabato ka hor inta aan laga doodin masiirka Soomaaliyaโ€ ayuu yiri Maxamuud Caydiid Dirir, isagoo ka dhawaajiyay in Puntland ay ku adkaysanayso in aanay jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin.

Wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay, dowladda Soomaaliya in looga baahan yahay inay kusoo laabato xayndaabka sharciyadda, markaas kadibna ay diyaar u yihiin ay ka qeyb galaan wada xaajoodyada arrimaha dastuurka looga doodayo.

โ€œAnnagu inay dowladnimo jirto maba aaminsanin. Yaa noo yeeraya oo aan wada xaajoonaynaa? Soo inay sharciyaddii kusoo noqoto ma ahan marka hore. Wax iyaga gaar u ah ayay abaabusheen, cid kala qeyb galaysa oo Puntland ahi ma jirto,โ€ ayuu yiri wasiirka warfaafinta Puntland.

Goโ€™aanka ay Puntland ku qaaddacday shirka wadatashiga ayaa hoosta ka xarriiqaya heerka uu leโ€™eg yahay khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed