Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan ” Askarta tababarka u socda qofkii balwad lagu arko wuu iska tagayaa”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidamada Dowladda uga digay isticmaalka Balwadda maadaama askarta cusub ee tababarka loo xareeyay shuruudaha lagu soo xulay ay kamid ahayd in uusan wax balwad ah lahayn.

Askarigii kamid ah ciidamada cusub ee buuxiyay shuruudahaas ee lagu arko balcwad ayuu tilmaamay in la eryayo (Ciidanka laga saari doonno), waxa uu sheegay in tababar gaar ah ay qaadan doonnaan muddada ay tababarka qaadanayaan.

 

Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyay in gacanta lagu dhigo Dadka balwadda u geeya ciidamada isaga oo ku sifeeyay in ay u adeegayaan ‘AS’ isla markaana ay jecel yihiin ama danaynayaan in ciidama jab wayn gaaro waa sida uu hadalka u dhigay.

 

“Shuruuddii la idinku soo xusay waxa ay koow ka ahayd in Aydan balcwad lahayn, ninkii lehna wuu iska tagayaa oo meeshaan si qalad ah ayuu kusoo galay, balcwaddu waa cudur oo naftaada, nadaafadaada & qoyskaaga, Balcwaddu waa waxa ciidanka dila, Askarta tababarka u socda qofkii balcwad lagu arko wuu iska tagayaa” MW JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxa ay sheegtay in ay xoogga saartay la dagaalanka balwadda waxaana xeryaha ciidanka iyo difaacyadooda si joogta ah u taga xubnaha qaabilsan wacyigelinta ciidanka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed