Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Kenya oo soo jeedisay heshiis Ethiopia ay deked ganacsi uga heli karto biyaha Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa soo jeedisay heshiis dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaaliya, taasoo ka dhalatay markii Itoobiya ay Somaliland heshiis kula gashay inay deked iyo saldhig militari ka samaysato biyaha Soomaaliya.

Sida uu sheegay xoghayaha arrimaha dibbada Kenya, Korir Singโ€™oei, Heshiiska ay Kenya soo jeedinayso iyadoo la tashanaysa Jabuuti iyo urur goboleedka IGAD, ayaa tilmaamaya sida Ethiopia oo aan bad lahayn ay gobolka uga heli lahayd deked qaab ganacsi ah.

โ€œIGAD waxay awood u yeelan kartaa inay dejiso heshiis lagu wadaagayo kheyraadka badda. Haddii la aqbalo xalka Nayroobi, wuxuu siinayaa Itoobiya helitaanka kheyraadka badda si ay howlaheeda ganacsi ee badda u fushato si aan caqabad lahayn, iyadoo sidoo kale ixtiraamaysa midnimada dhuleed ee Soomaaliyaโ€ ayuu yiri Korir Singโ€™oei.

Warkaan kasoo baxay Kenya, ayaa yimid, xilli madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto, kulankaas oo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in xal diblumaasiyadeed lagu dhameeyo khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed