Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SODMA oo gargaar bani aadamnimo u dirtay Jubbaland.

Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa gargaar bani aadamnimo oo gaaraya 4,000 oo tan maanta u dirtay Dowlad-Goboleedka Jubbaland si loo gaarsiiyo qoysaska u baahan in la gacan-qabto.

Dekedda Muqdisho ayaa laga ambabixiyay doon lagu raray kaalmadaan waxaana uu ku xiran doontaa Marsada Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo laga sii daabuli doonno.

Guddoomiye ku xigeenka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan oo ay wehliyaan masโ€™uuliyiin uu kamid yahay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac & Agaasimaha waaxda gargaarka Sodma Sahra Cali Yuusuf ayaa sii ambabixiyay kaalmadaan.

Gargaarkaan oo u badan Qamadi iyo Timir waxaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqay Dowladaha Ruushka & Sacuudiga si loogu caawiyo qoysaska dantayar ee aanay awoodin helitaanka cunnada ay u baahan yihiin.

Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa sidaan oo kale waxa ay horay Gargaar bani aadamnimo u gaarsiisay Dowlad-Goboleedka Jubbaland waxaana loo qaybiyay qoysaska dhibaataysan ee xaaladaha ka dhashay El-nino Saamaynta taban ku reebtay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed