Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Mareykanka oo cunaqabatayn ku soo ragy xubno la shaqeeya Al-Shabaab

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay wax ay ku sheegtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruuriya kooxda Al-Shabaab ee ka hawlgasha Soomaaliya.

Cunaqabateynta ayaa lagu bartilmaameedsaday 16 hayโ€™adood iyo shaqsiyaad ku kala nool gobolka Geeska Afrika, Imaaraadka Carabta iyo Qubrus, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda maaliyadda dalka Maraykanka.

Lama sheegin magacyada shabakadahan iyo shakhsiyaadka cunaqabataynta lagusoo rogay, hase ahaatee, Maraykanka wuxuu sheegay in la xayiray hantida hayโ€™adahan ay ku leeyihiin Maraykanka, si loo joojiyo la macaamilka ay laleeyihiin kooxda Alshabaab.

Maraykanka ayaa sheegay in al-Shabaab, ay u aragto koox argagixiso oo hesha in ka badan 100 milyan oo doolar sannadkii, taasoo ay ku jirto lacagaha baadda ah ee ay ka qaataan ganacsiyada maxalliga ah.

โ€œKhatarta al-Shabaab kuma koobna Soomaaliya oo kaliya,โ€ ayuu afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Matthew Miller ku yiri hadal uu soo saaray. โ€œDhaqaalaha Al-Shabaab waxaa loo qaybiyaa kooxaha kale ee xiriirka la leh al-Qaacida ee caalamka, Ayuu hadalkiisa kusii daray.โ€

Maraykanka wuxuu sheegay in Alshabaab ay gacan ka geysato maalgelinta hammiga al-Qaacida ee ku aaddan inay wiiqaan dowlad wanaagga adduunka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed