Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Muqdisho oo lagu dhaariyey 300 oo Askari oo ka mid noqonaya ciidanka Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay Manaasabada Dhaarinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee shalay loogu  soo xiray Dugsiga Taba barka S/guuto kaahiye,

Munaasabada dhaarinta Ciidankan waxaa ka soo qeybgalay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Zakiye Xuseen  Axmed  iyo Saraakiil kale,

Ciidanka Maanta ladhaariyaya ayaa gaarayo 300 waxa ay ka mid  Noqondoona Ciidamada Nabad ku Afur ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku waasi oo kaalin Buuxda ka qaadan Doono Sugida amniga Caasimada inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Rabadaan,

Qoraal ka soo baxay taliska Booliska ayaa lagu yiri, โ€œMuwaadin ka qeyb Noqo sugida amniga lana wadaag Ciidamada amniga hadaad aragto wax lid ku ah amiga si aan meel uga soowada Horjeesano dhagarta kooxda Khawaarijta ee dhibaada kuhaya shacabka Soomaaliyeed.โ€

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed