Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Booliiska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada Amniga lagu sugayo &

Afhayeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa faah-faahin ka bixiyay nabadgalyada Magaalada Muqdisho, diyaargarowga Bisha Barakaysan ee Ramadaan si xoogga loo saaro xasiloonida caasimadda & deegaannada duleedkeeda dhaca.

Waxa uu sheegay in ciidamadu ay diyaar u yihiin adkaynta amniga Magaalada Muqdisho maadaama ay nagu soo wajahan tahay Bisha Barakacaysan ee Ramadaan oo curanashadeeda ku beegan Bartamaha todobaadka damba.

Howlgal ka dhacay duleedka Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho ayuu sheegay Afhayeenka Booliiska in ciidamada ammaanka ay beegsadeen xubno katirsan โ€˜ASโ€™ oo qaarkood gacanta lagu dhigay waa sida uu hadalka u dhigay.

Wadashaqaynta Hayโ€™adaha ammaanka Dowladda Federaalka iyo Shacabka Magaalada Muqdisho ayuu ku tilmaamay in ay udub-dhexaad u tahay adkaynta Amniga sidaas awgeed waxa uu soo jeediyay in la kordhiyo wadashaqayntooda.

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Booliis, Nabadsugid & Booliiska sida Militariga u tababaran ee Booliis-Militaare ayaa howlgallo kawada Xaafadaha iyo waddooyinka Muqdisho iyaga oo baaraya Gaadiidka & Dadka la socda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed