Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh oo ka hadlay Hishiiska ay Turkiga la gashay Dowladiisu

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay Villa Somalia ayaa ka hadlay heshiiska ay dowladda Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga, kaas oo maanta ay meelmariyeen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, โ€œHeshiiska aan la galnay dowladda Turkiga waxaa uu soconayaa 10 sano waxaana la dhisayaa ciidanka badda Soomaaliya, ma jirto dowlad kale oo lagu colaadinayo.โ€

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay heshiiskaan ayaa yiri, โ€œHeshiis difaac iyo horumarin dhaqaale waaye heshiiska maanta baarlamaanka ay ansixiyeen, Turkiya waa dalkii ugu horeeyay ee diyaar noola ah difaac badeena.โ€

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay dagaal u galayaan sidii Badda Soomaaliya loogu xorreyn lahaa Burcadda, isaga oo arriahaas ka hadlaya waxa uu yiri, โ€œWaxa aan dagaal u galaynaa in aan Baddeenna ka xorrayno Burcadda & kuwa ku xadgudbaya.โ€

Ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiskaan ay wada saxiixeen Wasiirrada Difaaca labada dal ayaa sheegay in heshiiskaan uu soo socday muddo, โ€œHeshiiskaan muddo ayaa laga soo shaqaynayay balse arrintaan Itoobiya way isku soo aadeen.โ€

Heshiiska oo ay saakay meel mariyeen golaha wasiiradda, ayaa waxaa maanta si wadajir ah u meel mariyay labada aqal ee baarlamaanka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed