Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Jadwalka waxkabadalka dastuurka oo go’aan laga soo saaray

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay yeesheen xubnaha Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka.

Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo dhammaan xubnaha guddiga, waxaana lagu soo bandhigay shintiriska (Jadwalka) ee kulamada u gaarka ah ka shaqeynta dib u eegista dastuurka KMG ah ee JFS oo ay soo gudbiyeen Guddiga La-socodka iyo Hirgelinta Dastuurka BJFS.

“Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf oo ah Guddoomiyaha Guddiga La-socodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa xubnaha Guddiga Joogtada uga warbixiyay shintiriska kulamada u gaarka ah dastuurka isagoo xubnaha guddiga la wadaagay qeybaha uu ka kooban yahay jaantuska kulamada wadajirka ah ee labada gole Baarlamaanka ee looga doodayo dib u eegista dastuurka KMG ah,” sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gunaanadka soo xiray kulanka maanta ayaa ka hadlay ahmiyadda u leeyahay shintiriskan kulamada looga doodi doono dib u eegista dastuurka KMG ah, waxaana uu guddoomiyuhu tilmaamay muhiimada uu dhameystirka dastuurka u leeyahay geedi socodka dhismaha dowladnimada dalka.

Maalinta berri ah ayaa la filayaa in xarunta Villa Hargeysa ay kulan wada jir ah ku yeeshaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyaga oo ajandaha kulanka uu yahya dib u eegista Dastuurka Soomaaliya.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed