Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo saartay qiimaha lagu xajinayo sanadkan

War kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay qiimaha Xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan 1445 Hijriya oo waafaqsan 2024 laga doonayo in ay kusoo xajiyaan.

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamtay in guddi khubaro gudaha & dibadda joogta loo xilsaaray si xubnahaan ay usoo qiimeeyaan qidmadda ku baxaysa Xujayda Soomaaliyeed.

Guddigaas ayaa isu geeyay kharashka Xaajiga ku baxaya laga billaabo gudaha Soomaaliya ilaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya taas oo qaadatay muddo labo bil ah (60 cisho ah) uu guddigu kusoo gudbiyay qiimaha xujayda looga baahan yahay.

Lacagta xaajiga sanadkaan xajka u ambabaxaya laga doonayo waa $4,434 iyada oo Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay fartay shirkadaha Diyaaradaha ee sanadkaan ku guulaystay tartankii loo qabtay in ay fuliyaan arrintaan.

โ€œWasaaraddu waxa ay u xilsaartay Guddi Khubaro ah si ay usoo sameeyaan daraasad qiimayn ah oo isugu jirta Gudaha Dalka Soomaaliya & Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sidaas darteed Guddiga markii uu isu geeyay kharashaadka Adeegga Xajka ee Gudaha Sacuudiga iyo gudaha Dalkeenna kaddib markii la sameeyay daraasad qaadatay muddo labo bilood ah (60 cisho) waxa uu soosaaray qiimaha sanadkaan lagu xajinayo ooo ah $4,434.648 Sentiโ€ ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS.

Soomaaliya waxaa sanad weliba ka baxda xujay badan si ay usoo gutaan rukniga shanaad ee Arkaanta Islaamka oo ah in qofkii awooda uu tago Xajka, waxaana isugu taga Muslimiin ka kala socda Dalal badan, Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS ayaa sheegtay in sanadkaan ay wax badan ka baddeshay tabashooyinkii kasoo laabtay sanadkii hore.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed