Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Biixi oo magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaarada gaashaandhiga, kadib markii uu wasiirkii hore ee gaashaandhigu dhawaan is casilay.

Madaxweynaha ayaa wareegto kasoo baxday madaxtooyada ku magacaabay wasiirka cusubโ€ Waxaan goโ€™aamiyay in Dr. Rooble Muuse Cabdi Cilmi laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga ee Jamhuuriyadda Somalilandโ€ ayaa lagu yidhi wareegtada.

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa dhawaan is casilay, kadib markii uu ku qanci waayay heshiiska is afgarad ee ay 1 April, yeesheen Somaliland iyo Itoobiya.

Wasiirka ayaa sheegay in heshiiska badu uu yahay mid mad madow ka muuqdo, isla markaana isaga iyo deegaankiisuba ay kasoo horjeedaan, sida uu ku sheegay waraysi uu siiyay uu warbaahinta siiyay

Madaxweynaha ayaa sidookale xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Waxbarashada Cabdixakiin Siciid Bustaale isagoo ku badalay Maxamuud Yuusuf Cilmi.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed