Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Antonio Guterres oo war cusub ka soo saaray xaalada Soomaliya iyo Itoobiya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan heshiiska badda ee Itoobiya ay la gashay Somaliland.

Xiisadda labada dal ee dhaca Geeska Afrika ayaa cirka isku sii shareertay tan iyo markii dalka Itoobiya ee aan badda lahayni uu heshiis la galay Somaliland 1-dii January, heshiiskaas oo sheegaya inay bad ka hesho marinka badda Cas.

โ€œMar walba waxaa na haga mabaadiโ€™deenna, mabaadiโ€™deenna waxay la xiriiraan midnimada, iyo madax-bannaanida dhuleed ee dalalka ay Soomaaliya ku jirto,โ€ ayuu Guterres ku sheegay shir-jaraaโ€™id oo uu ku qabtay shirka G77 iyo Shiinaha ee caasimadda Uganda.

โ€œWaxaan rajeyneynaa in wadahadal looga gudbo xaaladda taagan,โ€ ayuu yiri Guterres.

Hadalkiisa ayuu ku daray baaqyada ay hormuudka ka yihiin Mareykanka, Shiinaha, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ee ku aaddan in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska badda ku tilmaantay fal gardaro ah oo ay Itoobiya qaadday.

Sida ku cad heshiiska Somaliland waxay ogolaatay in 20 kiiloomitir (12 mayl) oo xeebteeda ka mid ah laga kireeyo muddo 50 sano ah Itoobiya oo doonaysa inay ka samaysato saldhig ciidan iyo deked ganacsi.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed