Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Baarlamaanka Carabta oo ka horyimid faragalinta Itoobiya ee xuduudaha Soomaliya

Baarlamaanka Carabta ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xiisada ka taagan gobolka Geeska Afrika, iyagoo si cad u taageeray amniga, xasilloonida, midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

Warmurtiyeedka uu soo saaray Baarlamaanka ayaa waxaa ka mid ahaa qodobadan:

1aad: Wuxuu si buuxda u diiday isku dayga lagu xad-gudbay Qaranimada, Madax-bannaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku baaqay in si buuxda loogu hoggaansamo qawaaniinta iyo mabaadiida deris-wanaagga, ixtiraamka madax-bannaanida dalalka iyo inaan la faragelinin. arrimahooda gudaha si loo ilaaliyo amniga iyo xasiloonida gobolka.

2aad: Waxa uu adkaynaya ilaalinta midnimada dhuleed ee Soomaaliya iyo in Gobollada Waqooyi (Somaliland) ay tahay qayb ka mid ah Soomaaliya sida waafaqsan xeerarka caalamiga ah.

3aad: Baarlamaanku waxa uu cambaareynayaa heshiis-beenaadkii ay wada saxeexdeen dawladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland, maadaama uu heshiiskan xad-gudub ku yahay madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya.

4aad: Baarlamaanka ayaa xaqiijiyay in falalka noocaan ah ay halis ku yihiin amniga iyo xasiloonida gobolka, ayna saameyn taban ku yeelanayaan xasiloonida gobolka Geeska Afrika iyo isu socodka gacanka Cadmeed iyo Badda Cas.

5aad: Baarlamaanka Carabtu waxa uu si buuxda u taageerayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna soo dhaweynayaa goโ€™aankii Golaha Ammaanka ee ku saabsanaa qaadista cunaqabateynta hubka ee saaranaa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo bishii Janaayo 1992-kii.

6-aad: Wuxuu soo dhaweynayaa goโ€™aankii dowladda Soomaaliya looga cafiyay deymaha dibadda oo gaaraya 4.5 bilyan oo doolar, kadib markii dib u habeyn lagu sameeyay maamulka maaliyadda dalka.

7-aad: Wuxuu ugu baaqayaa dalalka Carabta, beesha caalamka, hayโ€™adaha gargaarka iyo deeq bixiyayaasha inay garab istaagaan Soomaaliya oo ay u fidiyaan nooc kasta oo taageero siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid baniโ€™aadanimo ah.

8-aad: Wuxuu Baarlamaanku ku nuuxnuuxsaday inuu si buuxda u garab taagan yahay Soomaaliya si ay uga gudubto caqabadaha hortaagan, isla markaana guud ahaan gayiga Soomaaliya u gaaro horumar iyo barwaaqo waarta.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed